Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gudi hoosaadka dabo galka iyo Ilaalinta Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire ayaa sharci daro ku tilmaamay in Murashixiinta u taagan doorashada Madaxweyne ee Somaliland inay qaarkood haystaan dhalashada waddamo kale.
Waxa uu Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire Qudhiisu sitaa dhalashada waddanka Finland.
