|

Heerka ay Marayaan Goobaha Cilaajyada Somalidu ‘’Insiga Iyo Jinku Ma Is Arki Karaan’’  & Diintii oo Noqotay Mid Sheekh walba Tafsiir u Gaar ah ku Sar jaray doodiisa DAAWO

Mombasa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekhani Wuxuu Degan Yahay Magaaladda Mombasa ee Dalka Kenya  wuxuu yidhi, markaan Qur’aanka Kariimka ah ku Akhriyo Qofka SIXIR ama Jin ka cabanaya waxa ILAAHAY soo Hor joojiyaa oo uu arkayaa Jinka laftiisii !!.

Hooyadaa Muuqaalkan ka muuqataana waxay ka Warramaysaa waxay aragtay markii uu Qur’aanka ku Akhriyey Sheekhan oo ku noo Australia !!

Waxaase La Is weydiinayaa Sheekhu Xaguu ka Marayaa Aayadan Qur’aanka Kariimka ah ee Leh

قال تعالى: ( إنه يراكم هو وقبيله من حيث لا ترونهم ) [الأعراف: 27]

Taas oo Marka Macnaheeda la Soo Koobo Odhanaysa (Way idin Arkayaan Halka aydaan ka arkayn).

Comments are closed