|

“Heshiiska Khaatumo Wuxuu Heshiis Qaran Noqonaya Marka.”Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland DAAWO

Hargaysa 05. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in Heshiiskii dhawaan ay Magaalada Caynaba ku kala saxeexdeen Dawladda Somaliland iyo Khaatumo aanay ahayn Heshiis rasmi ah illaa inta ay ka ansixinayaan Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida, intaa ka horreysana Heshiiskaasi uu yahay soo jeedin.

Saleebaan oo hadal ka jeedinayey Fadhi uu Golaha Guurtidu ku yeesheen Xaruntooda Hargeysa, ayaa ku baaqay in Xukuumaddu soo gudbiso Heshiiskaasi, si labada Aqal ee Baarlamaanku u ansixiyaan.

Comments are closed