|

Hogaamiye Xirsi & Murashax C.raxmaan Cirro oo Khudbad Dareen Leh u Jeediyey Shacabka Somaliland ee Dalka Norway DAAWO

Oslo 09. April 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Khudbad u Jeediyey Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Norway Gaar ahaan Caasimada Dalkaasi ee Oslo.

Comments are closed