Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Fariin Guubaabo ah u Dirtay Hooyooyinka Somaliland oo ay ka dalbatay Inay Ka Falceliyaan Dhibaatooyin ay Sheegtay inuu Keeni doono Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Madaarka Magaaladda Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=FJn2S3dnFgM
