Qaahira 14. May 2017 (SDN/QJ):- Dalka Masar ayaa noqday mid ka mid ah wadamada sida weyn loogu qadariyo dhanka awooda Hubka iyo ciidamada faraha badan ee loo yaqaan ifantariga .
Shacabka dalka Masar oo aad u fara badan ayaa hadane waxa ay leeyihiin dhoor cadaw in kastoo oo ay adag tahay in la isku diro , maadaama Masaaridu u badan yihiin dad jecel kala dambeeynta iyo Qaranimada .
Milatariga dalka Masar ayaa dhan kaste laga dhisay , waxaana inta badan dhaqaalaha dalkaas la galiyaa dhanka awooda iyo qalabka ciidamada . Shacabka dalka Masar ayaa intooda badan waxa ay yihiin kuwo Jecel soona dhaweeya Soomaalida .
https://www.youtube.com/watch?v=uXs7q88Ugds

