|

‘’In aanu is hayno Gudoomiye Cirro waxaan ku arkayay Warbaahinta Kulmiye Taageerta Waxaanan u arkayay in aanu Kulmiye Weli iga Quusan’’ Hogaamiyaha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay Khilaaf Maalmihii u danbeeyay la soo warinayo inuu u dhexeeyo isaga Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Cirro.

Comments are closed