Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyadda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ee Ku dhaqan Somaliland ayaa Jawaab ka bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Soo bandhigay Gabood falo lagula kaco dadka Somaliland ee u safra Itoobiya.
https://www.youtube.com/watch?v=pPdGYWxsz74&feature=share
