Hargaysa 07 November 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha ku meel gaadhka ee xisbiga waddani xildhibaan C/qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, xoghayaha xisbiga Maxamed C/laahi Uurcade iyo masuuliyiin kale ayaa taageerayaasha xisbiga waddani kala qayb galay isu soo baxa ololaha doorashada oo lagu qabtay beerta xoriyada ee magaalada Hargeysa.
Khudbadihii ugu Miisaanka Cuslaa ee Xisbiga Waddani Madaxdiisu Maanta ka Jeediyeen Wareega 6aad ee Kaltanka Ololaha Doorashadda ee Caasimadda Hargaysa DAAWO
