Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Mudane C.qaadir Iimaan Warsame ayaa ka hadlay Sida ay Suurto gal u tahay in Kaadhka Codbixiyeyaasha Loo qaybiyo Xili ay Xaalada abaareed ee dalka Ka Taagani ka soo rayn.
https://www.youtube.com/watch?v=AKMblIoceYU
