Hargaysa 12 November 2017 (SDN/QJ):-Qoraal Ka soo Baxay Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa Shaaciyey in Xayiraad lagu soo Rogay dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka laga bilaabo Caawa 12-ka Habeenimo ilaa 8 Fiidnimo ee Habeen danbe.
Qoraalkan oo Nuqul ka mid ahi Soo Gaadhay Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com ayaa u dhignaa sidan:-

