Burco 03. July 2017 (SDN/QJ):- Shir Jaraa’id oo ay Magaaladda Burco ku qabteen Guddida Nabadgalyada ee Gobolka Togdheer ayay ku Shaaciyeen Qodobo ay ka soo Saareen Shaqaaqo dhawaan ka dhacday Deegaanka Gunbur Libaax oo ka tirsan Gobolka Togdheer.
https://www.youtube.com/watch?v=L6amBBuLUwY
