Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Axmed Cumar X. C.laahi Xamarje Gudoomiyihii Hore ee Gobolada Maroodi Jeex iyo Togdheer haatana ka Mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in loo baahan yahay Sidii Bulshadu u fahmi lahayd in Murashixiinta Doorashada ka Qayb qaadanaya Kuwooda dhaca iyo Beelaha ay ka soo Jeedaan Loo Kala Duwi lahaa.
https://www.youtube.com/watch?v=42zL90soz1A
