Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada iyo Bilicda Dawlada Hoose ee Hargaysa Khadar Yuusuf Cali ayaa Sheegay inay Gacanta Ku soo Dhigeen Badeecado Kala Duwan oo Wakhtigoodii Dhacay.
Maamulka Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Soo Bandhigay Agab Wakhtigiisu Dhacay oo ay Dabka Qabadsiin doonaan DAAWO
