|

Maamulka Gobolka Sool & Ciidamadda Qaranka oo Gaadhay Deegaanka Dharkayn Geeyo Kana Hadlay Askar Ciidanka Qaranka ah oo la Dilay DAAWO

Laascaanood 22. April 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidamadda Qaranka Somaliland ayaa Kormeer Ku Tegay Deegaamadda Dharkayn Geeyo iyo Saax dheer ee Gobolka Sool.

Comments are closed