Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka maroodi-jeex oo uu weheliyo maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in la Kordhiyay qiimaha biyaha Caasimadda Hargaysa.
Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargaysa Iyo Ka Gobolka Maroodi Jeex oo Beeniyey in la Kordhiyey Qiimaha Biyaha DAAWO
