Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Maayarka Cusub Ee Saylac ee ay Doorteen aqlabiyada Golaha Deegaanka Saylac ayaa Sheegay inay Maxkamad u Gudbinayaan Wasiirku Xigeenka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Waxaa Kale oo uu eedayn u soo Jeediyey Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo uu Sheegay inuu yahay Shakhsiga dabada ka riixaya Muranka ka taagan Saylac.
https://www.youtube.com/watch?v=YYKtKoLrGJ4
