Oodweyne 22. May 2017 (SDN/QJ):- Maayarka Magaaladda Oodweyne Cabdi xakiin Nuur Muuse ayaa agab Ciyaareed Gudoonsiiyey Kooxda Ku Ciyaarta Magaca dawlada hoose ee Oodweyne.
Maayarka Magaaladda Oodweyne oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyey Koox Ku Ciyaarta Magaaca Dawlada Hoose ee Oodweyne DAAWO
