Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Waddani Xamse Khayre ayaa ka hadlay Xadhig lagula kacay Xili uu Kormeer ku tegay magaaladda Gebilay Waxaanu u sheegay inuu Magaaladda Gebilay u tegay Sidii uu ula Socon lahaa habsami u socodka tirinta codadka doorashadda waxaanu xusay in Taliyaha qaybta booliska ee gobolkaasi uu ahaa Sarkaalka xidhay.
Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xamse Khayre ayaa ka hadlay Xadhig lagula kacay Xili uu Ku Sugnaa Magaaladda Gebilay,Sababta Keentay & Dareenka Xisbigiisa ee Natiijadda Doorashadda DAAWO
