Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxa Ololaha Doorashada ee Xisbiga Waddani Aqoon yahan Xamse Khayre C.laahi oo uu Dhawaan Magacaabay Gudoomiye C.raxmaan Cirro ayaa Ka Hadlay dareenkiisa ku aadan Xilkan loo Magacaabay.
https://www.youtube.com/watch?v=5vFD1t9I8sA
