|

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan Deg Deg ah la Yeeshay Hay’adaha Caalamiga ah & Kuwa Samofalka DAAWO

Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Xafiiskiisa Waxa uu Kulan kula qaatay Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ah ee dalka ka Hawl gala Kaas oo lagaga hadlay doorka ay ka qaadanayaan Gurmadka abaaraha.

Comments are closed