Berbera 25. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa uu Xadhiga ka Jaray Jidad Cusub oo Dawlada Hoose ee Berbera ay ka Hirgalisay Magaaladda Berbera.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dawlada Hoose ee Berbera ay Hirgalisay DAAWO
