Muqdisho 07. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawladda Federaalka Somalia Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Ka qayb galay Mashruuc Qaadhaan dhaqaale Loogu Uruurinayo Cisbitaal Loogu Magac daray Madaxweynihii Keli Taliska ahaa ee Somalia oo Lagu Magacaabo Jaale Siyaad Hospital Kaas oo ay hindisaha in la Sameeyo ay leeyihiin Shakhsiyaad ka soo Jeeda Beesha Madaxweyne Farmaajo.
https://www.youtube.com/watch?v=Cl2XAknFvak
