Madaxweyne Farmaajo oo Wacad Ku Maray inaanu Ka Leexan Doonin Dhabihii uu Hayay Xiligii uu Raysal Wasaaraha ka ahaa Somalia DAAWO

Muqdisho 12. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Cusub ee Dalka Somalia Mudane Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Mar Kale Ku Celiyey inaanu ka Leexan doonin dariiqii uu hayay Xiligii uu Somalia ka ahaa Raysal Wasaaraha.

https://www.youtube.com/watch?v=ZHtJ3hVO79k