Buuhoodle 05. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Punt land C.xakiin Camey oo dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Socdaal ku Joogay Magaaladda Buuhoodle oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo ayaa Xadhiga ka jaray Mashaariic Maamul Goboleedka Punt land ka hirgaliyey Buuhoodle.
https://www.youtube.com/watch?v=ooU2xFO4OCg
