Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti Xaqiiqo raadin ah oo ka Socda dalka Maraykanka.
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Maraykanka & Waxyaabaha laga Wada Hadlay DAAWO
