Burco 10 November 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbigaasi ayaa kala qayb galay taageerayaashooda isu soo baxa ololaha doorashada oo ay ka sameeyeen magaalada Burco.
