|

Magaalooyinka Hargaysa Iyo Muqdisho oo Maanta Lagu Qabtay Munaasibado La Xidhiidha Xuska Dharaarta Caalamiga ah ee Saxaafadda Adduunka DAAWO

Hargaysa 03. May 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan waxa maanta laga xusay daafaha caalamka maalinta saxaafada adduunka, iyadoo munaasibad arrintaa ku saabasan lagu qabtay Magaalooyinka Hargaysa iyo Muqdisho ee Xarumaha u ah Dalalka Somaliland iyo Somalia.

Comments are closed