Makka 07.Sep 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Dalka Sucuudiga Ku Soo dhamaystirmay Xujaydii Sannadkan soo Gudanaya Rukniga diiniga ah ee Camalka Xajka,Soomaali badan ayaa ka mid ah Martida eebbe.
Malaayiin ka Mid ah Xujayda Sannadkan Gudanaysa Waajibka Xajka oo Wada Gaadhay Magaalada Barakaysan ee Makka DAAWO
