Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xaflad Loogu Dabaal Dagayay Sannad Guurada 10-Aad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskii Shirkadda Daabacaaddda Sagal Jet .
“Waxaan Idiin Sheegayaa aniga Arday-daydu Waa Ay Badan Tahay Laakiin In Badan Baa Caasiyiin Ah”
“Waxaynu noqonay Ummad Ay Danta shakhsiga ahi kala weynta danta guud, oo markaad u tagtay masuuliyiinteena ee aad danta guud kala hadlaysid, Waxaad Moodaa Inay Hurdo Kusoo Degtay, markaad reer Kala Hadlaysidna toban dhegood bay yeellanayaan”
https://www.youtube.com/watch?v=-HZS5dRtkbk
“Markaad Masuuliyiinteena Aad Danta Guud Kala Hadlaysid, Waxaad Moodaa Inay Hurdo Kusoo Degtay, Markaad Reer Kala Hadlaysidna Toban Dhegood Bay Yeellanayaan” Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO
