Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland iyo Xubno Ka Socday Shirkadaha Telesom iyo Dabshiil Ayaa Kulan Ay Isugu Yimadeen waxa ay ka wada hadleen Maaraynta Adeegayada Lacagaha Ee Moobilada Lagu shubto.
Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Maanta ee Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland Iyo Xukuumada ee Maaraynta adeegyada Lacagta ee Mobilada? DAAWO
