Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Midhaha cinabka oo ah midhaha xiliga diraacda waxa loo aqoonsan yahay inay yihiin kuwo faa’iido weyn u leh caafimaadka aadamaha, waana khudrad dhadhankeeda la jecel yahay, jidhkana waxa ay ku kordhisaa xaddi badan oo dheecaan ah inta lagu jiro xiliga kulaylaha.
https://www.youtube.com/watch?v=2FX_Z95N35Q
