Mudaharaad ay Magaaladda Burco Ka Dhigeen Iskaashatada Gaadiidka Tikta Iyo Eedaymo ay u Soo Jeediyeen Wasiirka Hawlaha Guud & Maayarka Burco DAAWO

Burco 14. April 2017 (SDN/QJ):- Iskaashatada Gaadiidka Loo Yaqaan Tikta amase Bajaajta ee Magaaladda Burco ayaa Isu soo bax weyn ku qabtay Gudaha Magaaladda Burco Waxayna Dhaleecayn xoogan u soo Jeediyeen Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Iyo Duqa Magaalada Burco Mr Muraad.

https://www.youtube.com/watch?v=9VmEPFCGbco&t=2s