Mudanayaal ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Jidh Dil Xoogan loogu Gaystay Fadhigii Maanta ee Labada Gole DAAWO

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid ah  Xildhibaanada Golaha Wakiiladda oo ka Soo Hor jeeday Heshiiska Xukuumaddu la Gashay Imaaraadka ee Saldhiga Mileteri ee Magaaladda Berbera ayaa loo Gaystay Jidh Dil Xoogan.

https://www.youtube.com/watch?v=ghCQCk876xE