Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Xildhiabaanada golaha wakiilada ayaa maanta ansixiyay xeerka qabyo qoraalka shirkadaha Xeerkana ayaa waxa u codeeyay 37 halka 7 xildhibaana diideen waxa aan ka aamusay 8 xildhibaan.
https://www.youtube.com/watch?v=y0jqqFf9IIw
