|

Muhiim U Ah Isku Socodka Laba Ka Mid Ah Magaalooyinka Somaliland Oo Go”Dey Iyo Gaadiidkii Maraayey Oo ku Xaniban DAAWO

Adhi Cadeeye 19. May 2017 (SDN/QJ):- Midka ka mida wadooyinka muhiimka u ah isu socodka gaadiidka laba magaalo oo Somaliland ah ayaa go’day, kadib markii daad ka dhashay roobabkii mahiigaanka ahaa ka da’ay  deegaanka Adhi-cadeeye iyo deegaanada kale ee hoos yimaada.

‘’Hadaan si deg dega wax looga qaban burburka wadadan soo gaadhayna, dhibaato dhanka isu socodka gaadiidka ah ayaa ka dhalan doonta’’

“Dadka wadan qandaraaskeeeda qaatay jay uunbay noo saareen markaa meesha waanu ku xanibanahay ee wax halaga qabto”

Comments are closed