Hargaysa 04. May 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ay wehelinayaan saraakiisha heer iyo weli ba kuwa heer qaran ee Xisbigaasi, ayaa xadhiga ka soo jaray xafiiska dhallinyarada Tal-wadaag ee xaafadda degmada Gacan-Libaax, gaar ahaan xaafadda New Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=sLARZ4ZXMes&feature=youtu.be
