Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Gaadhay Magaaladda Gebilay Xili uu Soo Gunaanaday Kaltankiisii Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda DAAWO

Gebilay 08 November  2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Kormeer la Xidhiidha Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda Waxa uu Maanta ku tegay Magaladda Gebilay.