|

”Nin Diiday iyo Nin Na Rasaaseeyay Labuduba Maanta Wey Ka Cabayaan” Wasiir Cukuse iyo Badheedhihiisii Sallaxley DAAWO

Sallaxley 30. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Xukuumadda uu ka tirsan Yahay ay Dadaal badan gelisay Sidii Biyo looga soo Saari lahaa Banka Qool Caday ee Degmadda Sallaxley.

Wasiirka oo ka hadlayay Kulan ka dhacay Magaaladda Sallaxley ayaa Sheegay inay Ku Guulaysteen in Biyo laga soo Saaro Banka Qoolcaday kaas oo maantaba laga Cabayo.

Comments are closed