Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Muuse C.laahi Faarax Waa Mid ka mid ah Xirfadlayaasha Kabaha ku tola Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxa uu la dhashay mid ka mid ah Hablihii Hobolada Waaberi Rabi u naxariistee Haboon C.laahi Waxaanu eebbe hibo u siiyey inuu isu ekaysiiyo Codadka fannaaniinta Cumar Dhuule Cali Iyo Maxamed Saleebaan Tubeec Ilaahay ha u Naxariisto labadoodaba.
https://www.youtube.com/watch?v=EA53fid0dig
