|

Oromada Itoobiya oo mar labaad Xasuuqay Soomaali Toddobaatan Ruux ku dhaw & Warkii u dambeeyey DAAWO

Addis Ababa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Oromada Itoobiya, ayaa mar kale shalay Xasuuqday Dad Soomaaliyeed, isla markaana laayey 65 Ruux oo Soomaali ah oo degganaa deegaanno hoos-taga Ismaamulka Oromada Itoobiya. Waa markii labaad ee ay Sidan oo kale Oromadu u xasuuqdo Dad Soomaali Shacab ah oo aan Hubaysnayn.

Warbixin iyo Waraysiyo ku saabsan Xasuuqa ka dhacay deegaanno ka tirsan Ismaamulka Oromada Itoobiya iyo weliba Wararkii u dambeeyey, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan hoose ee Ka Bogasho wacan oo wanaagsan:-

Comments are closed