Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Maalinta Arbacada oo Taariikhdu Ku Beegan tahay 8 Bisha February oo Beri ah Waxaa Caasimadda Somalia ee Muqdisho ka dhici doonta Doorashada Madaxweyne ee Somalia oo ay Ku Loolamayaan Ilaa iyo Hada 23 Murashax.
https://www.youtube.com/watch?v=VsZrK0odHDg
