|

Qaabka ay Degmooyinka Caasimadda Hargaysa Uga Shaqaynayaan Dhallinyaro Mutadawiciin ah oo Uruurinaya Qaadhaanka Dib u Xoolaynta dadkii ay Saamaysay Abaartu DAAWO

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- Dhallinyaro Lagu Qiyaasay Kun dhallinyaro ah ayaa ka hawl galay Soo Uruurinta Qaadhaanka loogu talo galay in lagu Xooleeyo dadkeena Ku tabaaloobay Xaaladii abaareed ee Somaliland Soo Martay.

Leave a Reply