|

Qareenadii Kiiska Dilka ah Ee ugu Layaabka Badna Ee Ceerigaabo Ka Dhacay Oo Hadlay & Baaq loo Diray Guddida Caddaalada ee Heer Qaran DAAWO

Ceerigaabo 23. June 2017 (SDN/QJ):- Sadex Qareen oo Ku Sugan Magaaladda Ceerigaabo ayaa Ka hadlay Dil la Yaab leh oo Ka dhacay Magaaladda Ceerigaabo Waxayna eedaymo u soo Jeediyeen Dhinacyo ka Mid ah Kuwa Kiiskan ku eedaysan Isla markaana Jidh dil loo gaystay Xubno ka Mid ah Qareenada.

Waxay Sadexdan Qareen Ku doodeen in Xeer Ilaalintu ay qaab guracan u wado baadhista iyo ka gun gaadhista Kiiskan oo Sagaal bilood Soo Taxnaa.

Comments are closed