|

Qiimaha Shiidaalka oo Suuqyada Somaliland Kor uga Kacay & Maceeshadii oo Halkeedii Taagan Xili Si Khasab ah lagu Jabiyey Sarifka Dollarka DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Qiimaha Shiidaalka ayaa Mar Qudha Kor u Kacay 10 Liter ee Baatroolka ah oo Markii hore taagnaa 7 Dollar ayaa hada Maraya 8 Dollar,Shirkadaha Maamula Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera Ayaan ka hadlin Sababta keentay Kor u Kaca Shiidaalka,Sidoo kale Xukuumada ayaa ilaa hada Xal ka gaadhin is waafajinta hoos u dhaca Dollarka iyo Qiimaha Maceeshada oo halkeedii weli taagan.

Comments are closed