Oodweyne 12. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiyadda Qadan-Hoodo, ayaa si weyn u amaantay shacabka ku dhaqan magaalada Oodweyne iyada oo si weyn ugu boorisay in ay qaataan kaadhka diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha Doorashada Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=vNxx9rWzq8w
