|

Sababaha Naanaysaha Looga Door Bido Magacyada Rasmiga ah DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):- Inta badan dadka kala duwan ee ku nool aduunka gaar ahaan kuwa caanka ah waxay badanka isticmaalaan magacyo naanays ah oo ay ku caan noqdaan sidaan wax badan uga ogaano ayaa waxaan soo qaadanaynaa ciyaaryahanada dalka Brasil qaar ka mid ah kuwii ugu caansanaa oo la baxay naanayso magacyo ah kuwaasi oo dadku u hasytaan magacyadoodii balse maaha.

 

Sababta ay naanaysta ula baxaan ayaa ah caado dhaqameed uu uga tagay dalkaasi Gumaysihii hastay dalkaasi oo ahaa dalka Buurtaqiiska waxaana sababta magacyada naanaysaha ah loola baxay ay tahay inta badan magacyadooda oo aad u dhaadheer waxaanay naanaysahoodu ka yimaadeen inta magac ee qofkaasi leeyahay oo la soo gaab gaabiyey.

Comments are closed