Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa markii u horaysay cadeeyay inuu ku qanacsanyahay xilka wakiilka Itoobiya ee loo magacaabay oo aanu saddex bilood ka dib magacaabistiisii ka hawlgeln xafiiskii loo magacaabay.
‘’Sadex Bilood Kadib Magacaabistiisa Wuxuu Cadeeyay Inuu Ku Qanacsan Yahay Xilka Wakiilnimo ee Somaliland & Arrimo Xasaasi ah oo uu Ka Hadlay’’ Cali Warancade DAAWO
