Hargaysa 28. October 2017 (SDN/QJ):-Xubno Ay Ka Mid Yihiin Gudoomiyaha Ololaha Ee Gobolka Maroodi-Jeex, Wasiiro Iyo Maayirka Caasimada Ayaa Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Kala Qayb Galay Isu Soo Baxa Ololaha Doorashada Madaxtooyada Ee Amagaalada Hargeysa.
Shanta Degmo ee Caasimadda Hargaysa ka Kooban Tahay iyo Isu soo Baxa Xisbiga Kulmiye ee Maanta DAAWO
