|

Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo Beri oo Axad ah Ilaa Salaasadda Shaqooyinkooda Fasax ka ahaan Doona DAAWO

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Hay’adda shaqaalaha dawlada ayaa shaacisay in laga bilaabo maalinta bari ah oo ah maalin Axada ilaa maalinta salaasada ah ay shaqaaluhu shaqada fasax ka yihiin, kuna soo laaban doonaan maalinta Arbacada ah,Maadaama 13-ka Bishan ay dhacayso Doorashadii Madaxtooyadda Somaliland.

Comments are closed